Cover of Yoolasha horumar waara

Yoolasha horumar waara

by Cabdirixmaan Osmaan Gaas

Buuggan Yoolasha Horumar Waara ee uu qoray Cabdiraxmaan Cismaan Gaas waxa uu koobsanayaa ka hadalka baahi si dhab ah u jirta oo bulshooyinka ka dhex abuuran, gaar ahaan bulshooyinka afrikaanka ah, Qoraagu wuxuu buugga ku xusayaa yoolasha ay bulsho horumar hagaagsan oo waara ku gaadhi karto, xitaa hadii bulshadaasi ay tahay mid marxaladdii saboolnimada ku jirta. Wuxuu ku xusayaa buugga 17 yool oo kamida ajendihii hogaamiyeyaasha caalamku saxeexeen ee beddelay yoolashii kun

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy