Robinson waxa uu ku dhashay magaalada York, wuxuuna la noolaa aabihii iyo hooyaddii oo gaboobay, waxayna daganayeen isla magaaladaan kadib markuu aabihiis ganacsi iyo hanti uu ku yeeshay. Hooyadiis iyo aabihiis waxay dhaleen isaga iyo labo wiil oo kale, labada wiil midna dagaal ayuu ku dhintay midna intuu socdaalay ayaan warkiisaba la hayn, sidaas darteed aabihiis wuxuu ku dadaalay isaga koriimadiisa iyo waxbarashadiisa. Robinson isna sida walaalkii ayuu jeclaa socdaalka,
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.