Cover of Saacad Baas

Saacad Baas

Buuggan magaciisu yahay "saacad baas" ee uu qoray qoraa gaabow waa mid ka mid ah kuwa udub dhexaadka u ah buugaagta qoraagan caalamiga ah, gabra'iil gaarshiya markees. Waa buug sheeko faneed ah oo raacaya hannaankii fududaa, haddana xeesha dheeraa ee lagu yaqaannay qoraallada gaabow. Sheekadani waxa ay isku soohaysaa dhacdooyin iyo dareemo kala duwan. Shakhsiyado kala duwan oo magaalo yar ku wada nool ayay ku kala baraysaa oo misana ku tusaysaa sida ay noloshoodu

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy