Cover of Saddex Geeriyood

Saddex Geeriyood

by Leo Tolstoy

Sheekadan gaaban waxa qoray Leo Tolstoy, Afka ruushka magaca "Tri Smerti" ayey ku soo baxday sheekadu, waxaana la daabacay sannadii 1859. Tolstoy waayihii dambe ee noloshiisa waxa soo foodsaaray culays nafsadeed oo kaga imanayey waydiimo uu furdaaminkari waayey ayna ugu horreeyaan macnaha nolosha iyo lama huraannimada geerida. Maxaynu u geeriyoonnaa? Iyo haddiiba aynu dhimanayno maxaynu uga cabsannaa geerida horteed? Waa labada waydiimood ee dhextaalka u ahaa waxq

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy