Buuggani, waxa uu ka koobanyahay, saddex cutub oo kala ah: (1) Arar, oo u kala baxa shan waaxood oo kala ah: Muxuu yahay jidka innoo furan ee qofku xorriyaddiisa ku gaadhi karaa, xidhiidhka u dhexeeya xorriyadda iyo haayadaha dawladda, sharciga xuquuqda iinsaanka, iskacaabbinta qooqa awoodeed, iyo derbiga sharciga. (2) Xorriyadda Maanka, oo isna ka kooban shan qaybood oo kala ah: Xorriyadda cabbiraadda, xorriyadda xilliyada masiibooyinka, xorriyadda saaxadda siyaasadda, x
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.