Buuggan la magacbaxay Xoolaheenna, waa buug aqooneed loo baahnaa. Dadka Soomaaliyeed waa dad u badan xoolodhaqato, kuna faana xoolahooda oo u ah isha dhaqaale ee ugu mudan. Waa loo baahnaa in la helo buugaag ka warramaysa xoolaha Soomaalidu dhaqato. Buuggan oo aan nasiib u helay in aan akhriyo, isaga oo aan weli la daabicin, waxa aan ka bartay wax badan waana hubaal in aan ku noqon doono akhriskiisa. Waxa kale oo aan ku farxay, sida uu ugu fikiray in uu buuggan qoro Must
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.