Inkastoo xeerka Soomaalidii hore aanu qornayn oo uu ku kaydsanaa maskaxda odayaasha garyaqaannada ah, iyo waxgaradka oo dhan, waxaannu buuggan u cuskannay:
1.maahmaahyahii iyo hadalladii murtida ahaa oo garta lagu qaybin jiray.
2. sheekooyinkii la kala dhaxlay oo odayaashii garta goobjoogga u ahaan jiray ay weriyeen.
3. waxyaalihii qoraagu goobjoogga u ahaa oo indhihiisa uu ku arkay isla markaana qoraagu waxuu ku dadaalay inuu dhammaan xiriir la yeesho rag ka mid ah odaya
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.