Dhabtii, saarka Carays Ciise waxay ahayd in waa hore la uruuriyo. Waxay ahayd in waa hore la qoro. Waxay ahayd in waa hore la daabaco. Waxay ahayd in waa hore loo soo bandhigo Soomaalida iyo shisheeyaha
murtideeda jecel, si hal’abuurkiisa cuddoon looga wada haqab-beelo. Nasiibdarro, hadda ka hor, taasi ma dhicin. Sababtuna? Waa daryeel li’ida Afsoomaaliga la soo deristey wixii ka dambeeyey Qaranjabkii Soomaaliya ku dhacay ee 1991kii ku bilawday, welina ay la il-da
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.