Buuggan magaciisu yahay "Ummadaha Jirraba" wuxuu iftiiminayaa oo lafagurayaa aafo caalami ah oo ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee soo jireenka ah, maantana ummadaha dunida daafaheeda ku kala nool qaarkood ay hafisay, qaarna ay kasoo kabanayaan gaboodfalladdii ay u gaysatay, taas oo ah aafada kelitalisnimada. Buuggan asalkiisa oo Afcarabi ku qoran, waxaa qoray Dr. Kariim Darwiish oo ah Qoraa iyo Cilmi-baare, takhasuskiisa aqooneedna ku kulansaday cilmiga kum
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.