Buuggaan waa buug cajiib ah, waxa uu ka kooban yahay hal qiso iyo 12 sheeko, oo midaba mid meel fadhiiso ay dhaheeyso, buuggan aniga oo aan aqrinta sheekooyinka ku fiicnayn ayuu igu qasbay in aan labo maalin la qaato si uu igu waraabiyo maaxda dhax duruurto, sheekooyinka midba midbay ka murugo iyo dhibaato badan tahay, waxa aad mooddaa qoraayadda in ay qali ka u qaadatay meelo boog ah oo daahsoon, sheekooyinka waxaa ka mid ah UBIXII MURUGADA waxa ay ku dhigan tah
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.