Sheekadan gaaban waxay ka hadlaysaa dareen dadka badankoodu ka simanyihiin oo ku aroora tabta ugu fudud ee ay isu muujin karaan. Marar badan dadku waxa ay dunida u rogaan si ay isu muujiyaan, tabtan oo kale ayuu uu askariga yar ee miskiinka ahi maroodiga u dilayaa si uu u muujiyo awooddiisa yar ee lagu kaydiyay qoriga rayfalka ah caaradiisa.
Orwell sidii looga bartayba waxa uu cagta marinayaa oo uu qalinkiisa leebka ah feedhaha kaga mudmudayaa murqaha kuuskuusan ee ay i
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.