Tahriib" waxa uu si joogto ah uga mid noqday eraybixinta afka Soomaaliga iyo waayaha cusub ee Soomaalida, meel ay joogtaba. Macnaha guud ee eraygu waxa uu muujinayaa carar, baxsad, isbeddel raadin, kacaan, barakac qofeed ama maskaxeed, iyo macnayaal kale oo uu eraygu yeelan karo se
dhammaan hal ujeeddo isugu soo biyashubaynaya; waa halgan samatabixineed adag oo nolol qofku uu qawaday mid dhaanta ku raadinayo, isaga oo u badheedhaya caqabado uu ka baaqsan karay se la’aanto
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.