Baqdin xarig ay ka qabaan iyo ogaanshaba ,nasiib wanaag diyaaradii ku hakatay Dubia ,markii dambe soo caga-dhigte Muqdisho si diiran oo maamuus leh ayaa loo soo dhoweeyey oo reerkooda intii uu Hindiya joogay ayuu ka dhaadhiciyey siday arini tahay sidaas darteed jacaylkiisii u hel taageero dhanka reerkiisa ah.
Sunita dadkii soo dhoweeyey maahane intii kale ku diime oo ku dheygage kana sheekeeye balse hooyada Cumar dhashay mar walba oo Sunita qariib dareento u tag oo ka bi'
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.