Cover of Sooyaalka Dedan Ee Ololihii Fashilmay

Sooyaalka Dedan Ee Ololihii Fashilmay

by Mark Twain

Sheekadan gaaban oo soo baxday (1885) waxa uu Mark Twain kaga hadlayaa waayihiisii ciidannimo iyo sidii uu uga qayb qaatay dagaalkii sokeeye ee Maraykanka soo maray. Waa billowgii dagaalka Mark Twain xilligaa waxa uu ka tirsanaa Ciidamaddii Isbahaysiga. Muddadaa kooban ee uu ciidanka ahaa sidii ay wax u dheceen ayuu ka warramayaa. Waxa ayna sheekadu ku saabsan tahay isaga iyo guuto dhallin u badan, khibrad dagaalna aan lahayn oo "Marion Rangers" la baxday kana fal

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy