Waa buug ururinaya weedho iyo wadooyin badan oola xidhiidha horumarka bulshada, waxaana uu fursad siinayaa qof walba, waxa uu kaa kaabayaa sidii aad u gaadhi lahayd shakhsinimo buuxda iyo weliba in aad ka fogaato wadooyinka dhaliisha.
Adiga oo ka dheefi doona khibrad iyo ilbaxnimo wixii kaadhiman,kuna sii xoojin doona inta aad haysato waxa aad uga shiidaal qaadan doontaa higsigaaga waxa aanad ku hindisi doontaa mid cusub si gaar ah dadka nolosha ku hamiyay in
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.