Cover of Siirada Nabiga

Siirada Nabiga

by Fardawsa Cabdiqaadir Axmed

Buuggan Siirada Nabi Maxamed scw. wuxuu ugu horreeyaa taxanaha Halyaygaagu waa kuma? Waa taxane lagaga sheekayn doono taariikh nololeedka dad badan oo saamayn ku yeeshay nolosheenna ama nolosha dadkii ay ku dhex noolaayeen.   Cidda ugu horreysa ee taxanahan lagu soo qaatay waa Nabi Maxamed scw. Sidaa darteed buuggani wuxuu si kooban oo fudud inoo barayaa noloshii Nabi Maxamed scw.   Waa buug kaalin weyn u geli doona cid kasta oo doonaysa in ay wax ka ogaato n

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy