Cover of Safar Aan Jaho Lahayn

Safar Aan Jaho Lahayn

Aragtida koobaad buuggani wuxuu kuu bilaabmayaa kolkay indhahaagu sadarradan qabtaan: “Safarrada i soo maray way badan yihiin. Inta aan is leeyahay waa lagu la dayan karaa aad ayay u tira yar yihiin.   Kaan soo wadaa ka mid ah, waana kii iigu cajaa’ibka badnaa.   Cajabtiisu xaggee bay ku jirtaa? – Waa kii ugu gaabnaa, oo habeen keliya ayaa safarkaa lagu maqnaa. Waa kan keliya ee aan madaxweynaha u raacay – Waa kan keliya ee si toos ah ama dadban ula xiriira d

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy