Cover of Muxuu dadku u nool yahay

Muxuu dadku u nool yahay

by Leo Tolstoy

Sheekadu wax ay si cajiib leh usoo koobaysaa, nolosha Kabatole Siimoon, oo muddo aad u dheer beerka dhulka ku hayay, baahi iyo arad la’aana isugu darsameen, nolol adagna ku jiray. Siimoon, ayaa maalin maalmaha ka mid ah suuqa u baxaya, si uu buste ugu soo iibsado, lacag yar oo uu in muddo ah urursanayay. Suuqa markii uu tegay, lacagtii uu biirsaday ayaa qiimihii bustaha badh ka dhinmay. Dhaar buu ku maray in uu bixinayo, oo intaas ka dhiman la amaahiyo. Waa se laga diida

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy