Cover of Mudane iyo Adeege

Mudane iyo Adeege

by Leo Tolstoy

Waxay ahayd todobaatannadii; maalintii ka dambaysey dabbaaldegga jiilaalka ee St. Nicholas 1 . Xaafadda ayaa ayaantan xafladaysanaysey. Suuraggal may ahayn Vassily Andreich Brekhunov, oo ahaa ganacsade derajada labaad 23 ah, sidoo kalena ahaa ninka leh albeerkada xaafaddu, inuu maqnaadaa. Wuxuu ku qasbanaa inuu kiniisadda joogo, maaddama uu ahaa masuulka kiniisadda, iyo inuu guriga ku qaabillo, kuna madaddaaliyo, qoyskiisa iyo asxaabtiisa. Ha se ahaatee hadda qofa

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy