Cover of Maxbuuskii qawqaas

Maxbuuskii qawqaas

by Cabdirixmaan Umal

Sheekadan maxbuuskii Qowqaas waa sheeko gaaban oo uu qoray qoraaga Ruushka ah ee Leo Tolstoy sanadkii 1872. Waa sheeko uu isagu iska qoray xilli uu ahaa askari Ruush ah oo ka shaqeeya Qowqaas, waa sheeka uu isaga mutay oo uu naftisa ka qoray, xilliga adag ee askarinimada iyo waxa ka so maray waayahiisa uu ku so qaatay qawqaas. Sheekadan waxaad u arkaysaa in uu qoraagu uu saaray sawir heer sare ah oo uu ina ku tusaya dhibtii uu so maray iyo waliba qolada takaarka sida ay u

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy