Cover of Maqaddinkii xeebaha berri-soomaal

Maqaddinkii xeebaha berri-soomaal

by Axmed Ibraahin Cawaale

Buuggani waa baadhis taariikh qoto dheer oo raadraac sugan leh, kuna saabsan sooyaal nololeedkii Xaaji Sharma'arke Cali Saalax oo socotadii yo maamuleyaashii reer Yurub ee xeebaha Berri Soomaali soo gaadhi jirtay dhexdooda kaga can baxay "The Political Boss of the Somali Coast" ama Maqaddinka Siyaasadda Xeebta Berri Soomaali. Xaaji Sharma’arke ayuu buuggani in badan xog innaga siinayaa, wuxuu inoo iftiiminayaa in Xaajigu kamid yahay dad badan oo bulshadan waxtar iyo waxg

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy