Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' (1949-2012)
by Cabdirixmaan C Faarax
Buugan la magac baxay Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' ee uu qoray Cabdiraxmaan Faarax 'Gur Barwaaqo' wax wayn ayuu ka tari doonaa sidii loo hakin lahaa halista ku soo socota afka soomaaliga.
Markii aan akhriyay miisaanka suugaanta gaariye , gabayadiisi iyo faahfaahinta qoraha buugga.
Waxaaba markii ugu horraysay igu soo dhacday in aan baran karo sida loo gabyo oo aan oo aan weliba gabayaa noqon karo, waxa aan filayaa in akhr
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.