Buuggan waxa uu ibafur u yahay doodda is-ahaanshiyaha ee cilmiyada xisaabta, kombiyuuterka, iyo xikmad-doonnimada, kuwaas oo inna tusi doona awoodaha iyo xaddidaadaha ay leedahay in loo fekero xisaab ahaan. Buuggan waxa uu xoogga saaraya qeexidda aasaasiga u ah maangalnimada.
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.