Dhiganahan waa ay yar tahay cid aan baahi u qabin, qof yar iyo qof weyn, lab iyo dhedig, aqoonyahan iyo agnaan, sababta oo ah waxa uu fahan qoto dheer kaa siinayaa jinsiga kale ee noloshaada qaybta ka ah, qasab ma aha qofkaasi in uu lamaane noqdo, ee waxa uu noqon karaa waalid, walaal amaba ubad. Jinsiga kale abuurtiisa iyo qaab dhaqankiisa kolka aad fahanto, waxa Meesha ka baxaya ismaandhaaf badan oo nolosheena ragaadiya, waxa aad garwaaqsanaysaa dhaqanada, hadalada, fic
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.