Ma fududa in waaya’aragnimo nololeed dheer oo qof leeyahay dhammaanteed qoraal xusuuseed kooban lagu wada idleeyo. Waxaa iyaduna adag go'aansiga inta laga xusayo ama laga tegayo xusuustaa qofka
jiritaankiisa nololeed iyo waxqabadkiisuba ku salaysanyihiin. Hase ahaatee, waxaa jiraa qaybo aad uga dhex muuqda saamayn wayn iyo summadna ku yeesha qofkaa, kuwaa oo aanay sinaba suuragal ahayn in laga tago marka ugu dambayn la qorayo. Buuggan, LAMA-DEGO, waa buugii The Journey of
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.