Cover of Labo eray

Labo eray

by Maxamed Xassan Cirro

Nuxurka sheekadu was awoodda ereyga, Belisa waxs ay awoodoay keliya in ay kelmado kooban ku xalliso mashaakillo waaweyn. Sidoo kale waxay sheekadu Inagu dniirrigelinaysaa barashada iyo nuxurka hadalka, Beliisi kolkil ay nafteeda la bad baaday wixii ay haysatay oo dhan ayay ku baratay wax akhriska iyo qorzalka, ka dibna waxay awoodday in ay kala furfurto hacalika oo nuxur yo awood u samayso erayga Fankaa hadalka ce iyada loo iftiimiyey ayaa noqoay mihnad ay ku noolaato.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy