Halgame Koombe miyi buu ku dhashay oo uu ab iyo isirba ku lahaa. Nolol awoowayaal laga soo gaaray oo dhibkeeda iyo dheefteedaba leh, dhibkuse dheefta mar kasta shiiqiyo, ayuu ku kacaamay. Waa adduun noloshiisu dhanujeed aan is beddelin tahay, qallafsantahay, xeer “ninkii rooni reerka ha u haro” la yiraahdaadaana uu gacanta sare leeyahay. Dabadeed, noloshii miyiga mid ka duwan oo “magaalow” la yiraahdo ayaa curatay. Dhaldhalaal iyo macmacaan soo jiidahso leh ayay la curat
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.