Cover of Kulankii dheeraa

Kulankii dheeraa

by Aasiya Siciid Xassan

waxa ay sheekadu ka warramaysaa Cali Xaadir, Cali waa nin nolosha dedaal iyo ragannimo ku waajahey, xaaladdo badan oo ku adkaana kasoo samato baxay. Waa sarkaal ka shaqeeya haayad caalami ah. Waxa uu yimi Addis ababa si uu dalkugal uga xereysto. Laakiin waxa markaliya isbeddelay xaalkiisa, waxaana kusoo baxey dhaawacyo gudeed oo uu hore iskugu cabudhiyey. Xaaladdaas nafsadeed ee uu galey ayaa ku kallifeysa in uu u waayo- warramo Kalsan kadeed iyo ninkeeda oo u sheegtay d

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy