Cover of Kaalinta Indheergaradka

Kaalinta Indheergaradka

by Cabdicasiis Guudcade

Buuggani wuxuu ka dhashay khudbado taxane ah oo uu qoraagu sagaashameeyadii u qabtay barnaamishka BBC ee Khudbadaha Reith. Waana sababta aynu gudaha buugga ugu arkayno qoraaga oo cutubyada ku sheegaya “khudbado,” maaddaama cutub kastaa yahay khudbad iskeed ah. Dhammaantood waxay xoogga saarayaan masuuliyadda indheergaradka shakhsiga ahi ay tahay in uu qaado iyo kaalinta ay tahay in uu buuxiyo. Wuxuu indheergaradka u arkaa, ugu horraynba, fallaag aanay qancin waaya

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy