Kitaabkani waa turjumaadda juska 30aad ee qur'aanka Jus Camma iyo suuradda Faatixa. Turjumaaddan waxa sameeyay Maxamed Xirsi Guuleed ( Cabdibashir) isagoo kaashanaya kutub badan oo laga qoray tafsiirka qur'aanka, Kuna qoran luuqadda carabiga.
Sidoo kale Maxamed wuxuu marar badan soo noqday macallin qur'aan oo ay dad badani tafsiirka ka raacan jireen.
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.