Qof kaste waxa uu dhashaa isaga oo aan dooran, waxa iyana dhacda in uu dhasho isaga oo aanay xataa waalidkii dooran in ay dhalaan, waxana ay sidaa dhalashadiisu ku noqotaa shil; shil dhacay oo uu noqday cawaaqibtii ka dhalatay oo lagu kala geddisanaan karo sifeynteeda oo midkeen ku sheegi karo “cawaaqibxumo” midkeenna waxa uu doono.
Cawaaqibtii shilku waxa ay noqotaa ‘Qof’ yeesha muuqaal, magaca, hayb iyo diin dhammaantood leh summado iyo soodimo isugu jira ceeb,
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.