Buuggan waxa 1977kii soo saartay madbacaddii qaranka JDS ee Muqdisho. Waxa la ga soo turjumay labo buug oo afka ruushka ku qornaa. Kuwaas oo iyaguna soo baxay, 1966. Labada buug wax ay ahaayeen; Bilowga duruusta falsafadda iyo aasaaska aqoonta falsafadda. Shaqadaas wanaagsan ee labadaas buug la gu soomaaliyeeyay, wakhtigaas aadka u fog, waxa suubiyay, allah ha u naxariistee, Maxamuud Cabdi Dhunkaal.
In buug sidan u qiimo badan la soo saaro, wakhti yar ka dib markii farta
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.