Jacayl Dhallaan Galay waxa uu bannaanka soo dhigay qaabka jacaylka dhallinyarada Soomaaliyeed u kobco iyo heerarka uu maro—isaga oo jaanta la qaadsiinayaa jacayllada
dunida hore u martay.
Xilliga sheekada Jacayl Dhallaan Galay ku salaysan tahay, maanta iyo weliba isbeddellada dalka ka dhacay, filka dhallinyarada iyo qaabka qoraagu uga xalladinayo, waxa aan hubaa in dhallinyaro badan aad u xiisayn doonto, dareemi doonaanna in ay wax badan tebi doonaan, qaar badanina hilow
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.