“Jimcoonaanta, badhaadhaha iyo madaxbannaaniduba waxa ay gole yimaaddaan, marka la garto waxa mudan in la daneeyo oo ahmiyadda la siiyo, waxana ka sii muhimsan marka la garto waxa aan habboonayn in danayn sidaas ah la siiyo. Buuggani waa mid dhan fekradeed, dhan falsafadeed, dhan aqooneed iyo dhan aragtiyeedba ka siinaya akhristihiisa murti maangal ah oo uu qodobbadaas kaga dhabeeyo.”

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy