Islaamka iyo Cilmiga: Dooddii renan iyo Afgaani
by Cabdisiciid Cabdi Ismaacil
Buuggani, “Islaamka iyo Cilmiga: Dooddii Renan iyo Afgaani”, waa bandhig iyo falaanqayn ku aaddan dood dabshidkii 1883 dhexmartay labo indheergarad oo la kala oran jirey Ernest Renan iyo Jamaaludiin Afgaani oo kan hore uu metalayey dunida Galbeedka, gaar ahaan Yurub, kan kalena dunida Bariga, gaar ahaan dunida Islaamka. Dooddan oo lagu tiriyo in ay tahay midda ugu magaca dheer doodihii Muslimiintu ay qaybta ka ahaayeen, muran iyo hadalhayn badanna abuurtay, waxay bilaabat
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.