Buugga “Isha Cumar Ka Lulata” waa buug cilmi ku dhisan. Oo uu qoray Georgi Kapchits, waa buug aad u wayn, kaas oo ka kooban 172 Sheekooyin Hidde Soomaali ah oo aan u badinaynno kuwa ugu wanaagsan sheekooyinka ab laga soo gaadhka ah. Waxaa ka mid ah sheekooyinka taxanaha ah ee Arraweelo, Wiil-Waal, Ina-Sanweyne, Yoonis-Tuug, Siyaad Dharyo Dhoobe, Cigaal Shiidaad iyo kowo kale.
Sheekooyinka Soomaaliyeed ee hiddaha ah waxaa loo kala qaybin karaa ugu yaraan shan jaad. Waxay k
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.