Buugga “Iigu Yeedh Maraykan” waa xusuusqorka nin barbaar ah oo ku hoos dhashay geed mirimiri ah oo Muqdisho ku yaal. Ninkaas oo isaga oo carruur ah dhawr marxaladood oo xanuunkooda iyo xiisahooda lahaa oo magaalada Muqdisho soo martay ku dhex noolaa: marxaladdii dawladnimadu sii dhimanaysay, tii burburka, bililiqada iyo qaxa, tii Maxaakiimtu magaalada ka talinayeen, iyo tii Itoobiyaanku ay soo galeen.
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.