Cover of Himiladaada Hano

Himiladaada Hano

Maxamed ismaaciil waa qoraa siminaaro badan ka qabtay aqoonta qofku naftiisa ku horumariyo. Xikmada nolosha adduunka oo uu xogteeda ka dhaxlay jiilki ka horreeyey  waxa u dheer in uu mudo bare iyo la taliye u ahaa dhalinyaro iyo dad waawayn oo mustaqbal dhisaaya. Waxa mudo muddo ahaa ganacsade ka dhaxeeyey faa’ido iyo khasaare . “dhibaatoyinka ummada soomaaliyeed loo aanaynayo in ay si ba’an u aafeeyeen Tn ugu darani waa abaarta iyo arradka maskaxda ka cuskaday

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy