Cover of Halaaggii dagaalka sokeeye: Jidkii habaar waalid

Halaaggii dagaalka sokeeye: Jidkii habaar waalid

by Maxamed Xassan Cirro

Buuggani waa taariikh ku saabsan Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya iyo sidii dal iyo duunyaba loogu halaagsamay. sababihii keenay, sidii ay dadku u fekerayeen iyo isla qoraaga buuggu sidii fikirkiisu ahaa dagaallada ka hor, kadibna uu dagaalku u beddelay. Xogaha buugga ku qoran waxaa ka mid ah qaar uu qoraagu goobjoog u ahaa kolkii ay dhacayeen, sida markii uu dagaalku Muqdisho ka bilowday ee madaxweyne Maxamed Siyaad Barre magaalada ka baxay. Sidoo kale qoraagu wuxuu soo x

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy