Cover of Hagaha qoraaga

Hagaha qoraaga

by Axmed Ibraahin Cawaale

Fikirka buuggani waxa uu ka dhashay baahida weyn ee dad badani, siiba dhallinyaradu, u qabaan in laga gacan siiyo habqoraalka toolmoon. Ogaanshiyaha baahidaasna waxa laga dhex helay codsiyada tirada badan ee ay inta badan helaan qoreyaasha loo tuhunsan yahay waayo’aragnimo qoraal, ee kaga imanayay dhallinyarada iyo cid kasta oo uu qoriddda buug ku cusub yahay. Buuggani, in kasta oo aanu wada koobi karin baahida farsamo ee qoraagu u qabo qoridda dhigane (buug)—laga soo bil

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy