Cover of Hableheenna

Hableheenna

by Maxamed Xirsi Guuled

waa buug ka hadlaya doorka halabuurka Soomaaliyeed kaga jiro muujinta milgaha iyo maamuuska hablaha Soomaaliyeed. Halabuurka oo marxalad iyo munaasibad walba sideeda u tilmaama ayaa waxa uu kaalinta hablaha, hooyooyinka iyo haweenka Soomaaliyeed u tilmaamay si aan la koobi karin. Suugaanta noocyadeeda kala duwan ayuuna ku sheegay. Haddaba murti micne weyn ku fadhida oo aan meel keliya laga wada heli karin ayuu Maxamad Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) muddo ka shaqeynayey sid

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy