Nin dhalinyaro ah oo Destoevsky la yidhaahdo ayaa kamid ahaa koox mufakariin ah oo xukun dil ah lagu oogay 23 Diiseembar sannadkii 1849. Rasaas nool in shafka lagala dhaco ayaa lagu xukumay oo ay geerida khasab ku dhadhamiyaan. Madaxa ayuu kor u taagay Destoevsky isaga oo tiirka toogashada taagan oo sugaya ilbidhiqsiyada ay rasaastu ku hoobanayso. Wedka ayaa qumaati u eegay isaga oo indhaha ku gubaya, dabadeed in yar ka hor inta aan xukunka la fulin ayaa ay soo gaadhaysaa
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.