Cover of Gundhigga xisaabaadka ganacsiga

Gundhigga xisaabaadka ganacsiga

by Cabdirishid Xasaan Cilmi

Buuggani waxaa uu ku saabsan yahay gundhigga xisaabaadka ganacsiga, waa buug sahay cilmiyeed ah oo sees u noqonaya aqoontaada ganacsiyeed. Waa mastaraddii aad ku maarayn lahayd ganacsigaa. Waxaad fahan gundheer ka helaysaa dabiicada jiritaannada ganacsi iyo qaababka kala duwan ee loo unko jiritaan ganacsi. Wuxuu macluumaad iyo warbixinno waafi ah kaa siinaya hannaanka xisaabaadka ganacsi iyo habka loo hilin mariyo. Buuggu wuxuu ku baraya afkaarta iyo mabaadi`da udub-dhexa

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy