Deegaanka ku hareeraysan silsilad buuraley foolkaaneed ku teedsan waqooyiga galbeed ee Soomaaliya ayay Soomaalida xooladhaqatada ahi ku magacaabaan Guban. Qoraa Cabdiladiif Cige wuxuu magacan u adeegsanayaa maldahaad uu ku cabbirayo qaranka iyo dadkiisa oo dhan. Dunida Guban waxaa ku nool jilayaal kala duwan oo mid kastaa la daaladhacayo xaaladaha nololeed ee bulsho iyo qof ahaan ku xeeran. Waa sheekataariikhayn ku salaysan dhabta ka jirta Geeska Afrika, gaar ahaanna wuxu
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.