Cover of Gebagebadii Waxyiga

Gebagebadii Waxyiga

by Cabdilaahi Beershiya

“Alla hoogay’e ! miyaan ahaado nin xoog weyn oo ku caawiya marka reerkiinu ku eryaan” ayuu ku yidhi nebiga (NNKH) ninkii ay u tageen isaga iyo Khadiijo. Dabadeed nebigu (NNKH) wuxu waydiiyey miyay isaarayaan reerkaygu? Odaygii wuxu ugu jawaabay “ Haa way ku saarayaan, ma jiro nin la yimid dacwada aad la timid oo kale; hadii uu jirona reerkiisu way saareen oo waxay ka eryeen dhulkii ay degganaayeen”. Hadalkani waxa uu inoo cadaynayaa in sunnaha ILAAHAY ee dhulka gu

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy