Ganacsiga caalamiga ah: dhoofinta iyo soo dejinta
by Cabdisalaan Siciid Garawaan
Qoomiyadda Soomaalida waxaa lagu tiriyaa dadka ugu firfircoon ee xagga xarakaadka ganacsiga marka loo eego Afrikaanka kale. Waxaa aad u badan Soomaali ganacsiyo ku saleysan soo-dejin [imports] iyo dhoofin [exports] ku leh ama ka furtaan meelo badan oo adduunka ah sida Afrika, Aasiya iyo bariga Dhexe.
Buugga waxaa loogu talagalay ganacsatada ku howlan ama daneyneysa in ay bilaabaan ganacsi ku saleysan soo-dejin iyo dhoofin badeeco ama adeeg. Wuxuu kale oo anfacayaa ardeyda
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.