Cover of Gadood

Gadood

'Waa xero ciidan. Qol mugdi ah oo ay rag badani jiifaan, hubna uu ku rasaysan yahay ayuu soo galay. Shanqarta kabihiisa buudhka ah ee waaweyn iyo qoriga Biikee'emka ah ee garabka u suran silsiladdiisa isku dhacaysa markii ay maqleen bay garteen in uu isaga yahay. Dhulka ayaa la isku sii dhejiyay, neeftana la isku ceshay oo la isa sii nabay. Haddii ay dhinac isu rogaan oo ay isdhaqaajiyaan, codka shanqarta ku xigidoontaa waa rasaas dushooda lagu sayrinayo. In uu h

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy