Cover of Faraadin

Faraadin

Buuggan FARAADIN waxa uu ka kooban yahay xogo xidhmooyin ah, oo ku saabsan ku-tidhi-ku-teenka caafimaad ee bulshadeenna dhibta weyn ku haya marka ay xaalado caafimaad darro la soo darsaan, waxaana uu buuggu soo bandhigayaa caddaymo aqoonta caafimaadka ku salaysan oo innaga qancin kara aaminaadahan. Buuggu waxa uu shaaca ka qaadayaa aaminaado aan sal iyo raad lahayn oo in badan ay ku dhaqmayeen qaar ka mid ah bulshadeennu. Buuggan FARAADIN waxa sida oo kale ku jira talooyi

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy