Cover of Fanka maamulka

Fanka maamulka

by Cabdirixmaan Xussen Samatar

Fanka Maamulku wuxuu inna barayaa fanka lagu dabbakho qaybaha nolosha ee kala duwan sida maaraynta shaqsiyadeed, Qoys, hay'adeed ama dawladeed iyo isku haynta ciddaas la maamulayo oo fan ah. Haddii aad aragto bulsho, qof, qoys, shirkad, hay'ad, goobo wax barasho ama dawlad oo guul iyo isku fillaansho la taaban karo gaadhay waxay leeyihiin hal sir oo keli ah; waa sirta Fanka Maamulka ku dhex jirta, akhri oo si dhab akhriskiisa uga dhig mid midhadhal ah. Haddaba, buuggan Fa

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy