Cover of Dumar talo ma laga dayey ?

Dumar talo ma laga dayey ?

by Abdibasir

waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan, cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed dal ahaan, dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo. Waa daabiciddii 3aad. Waxaa markii laad la daabacay 2002.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy